Magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ee dalka ayaa ayaa lagu qabtay kulan loogu gogol xaarayo shirweynaha fikiradda hal abuurka ganacsiga ee xeebta Kenya oo dabayaaqada bisha 3-aad ee sanadkan lagu qaban doono ismaamulka Mombasa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shirweyne diiradda lagu saarayo fikradda hal abuurka ganacsiga ee xeebta Kenya oo...




