Wararka Kenya DHAGEYSO:Dadaab oo lagu bixiyay aqoonsiga kenyaanka laga saaray faraha qaxootiga By star - January 22, 2022 0 298 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa shalay magaalada Dadaab lagu qabtay xaflad lagu bixinayay sharciga dalka ee dadkii macluumaadkooda laga saaray diiwaanka hay’adda qaxootiga ee UNHCR. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa noo warramaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/01/Baaruud-Dadaab-4.mp3