DHAGEYSO:Mid ka mida h culimada Wajeer oo baaq u diray haweenka musharraxiinta ah

0
814
DCIM100MEDIADJI_0003.JPG

Iyadoo siyaasiyiinta xilal doonka ah ay ku dadaalayaan inay taageero ka helaan shacabka ayuu mid ka mid ah culimada ismaamulka Wajeer haweenka musharraxiinta ah ugu baaqay inay ka feejignaadaan waxyaabaha aan ku bannaaneyn diinta islaamka.
Waxaa uu sidoo kale ka soo horjeestay adeegsiga heesaha iyo caana shubka ay soomaalidu u sameyso musharraxiinta.
Sheekha ayaa hoosta ka xarriiqay inaan la oggolayn qaadashada iyo bixinta lacagaha laaluushka ah ee codadka shacabka lagu raadsado.
Sheekh Cabdiwahab Axmad oo arrintan ka hadlaya ayaa yiri