DHAGEYSO:Waalidiinta dugsiga hoose dhexe ee Murang’a road ee Nairobi oo dibadbax dhigay

0
383

Waxaa maanta dibadbax dhigay waalidiinta ardayda wax ka barata dugsiga hoose dhexe ee Murang’a road ee magaalada Nairobi, ka dib markii xaruntaasi waxbarasho albaabada loo laabay.
Waxaa ay sheegeen in wax macluumaad aan lala wadaagin ee la xiriira xiritaanka dugsigaasi.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in sababta dugsigaasi loo xiray ay tahay sidii fursad loo siin lahaa ardayda heerka 6-aad ee dugsiga hoose dhexe ee dhawaan imtixaanka sameynaya, kuwaas oo u gudbaya heerka koowaad ee dugsiga sare.
Waalidiinta oo warbaahinta la hadlay ayaa sidatan dareenkooda u muujiyay

Audio Player