Wasiirada Tamarta oo sheegtay in dib uu habaynta Shirkada Korontada KPLC loo bahanyahay

0
727

Wasiirka Tamarta Monica Juma ayaa sharaxday in ay tahay mid loo baahanyahay in isbadalo lagu sameeyo Shirkada Korontada dalka Kenya Power.
Waxay ka jawaabeysay ka dib markii Kenya ay darenetay cilad dhanka korontada oo ay sababtay Khadka korontada deeganada kala duwan oo ciladk u timid muddal laba maalmood.
Boggeeda Twitterka ayaay manta ku soo qoortay in ciladaha koronta la’aanta ay u baahantahay isbadelo degdeg ah in lag usaameeyo shirkada Korontada Kenya Power.
Waxay sheegtay in taasi ay xaqiijineyso koronto laisku halayn karo.
Wasir Juma ayaa xustay ayaa boggadisay sarakaisha Shirkada Korontada iyo shirkada qaybiso korotnada ee KETRACO oo ay sheegtay inay ku dadaaleen inay soo ceeliyaan kortonada.
Sanadkii 2021-daa Wasirka arrimaha gudaha Fred Matiang’I ayaa sheegay in isbadelada shirkada Korontada ay dhaqangelin doonaan guddi uu magacaabi doona madqaxweynaha sanadkan bisha seddaxaad.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here