Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo ku baaqay dardargalinta howlgalada shabaab ka dhanka ah

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo ku baaqay dardargalinta howlgalada shabaab ka dhanka ah

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Aamiin Cali.
Wasiirka ayaa kulanka inta uu socday warbixin ka dhageystay taliyaha iyo Saraakiisha kulanka ku wehlisay.
wuxuuna ku boorriyay saraakiisha Dardar-galinta Howlgaladda ka dhanka ah Al-Shabaab iyo ka shaqeynta Horumarinta Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments