DHAGEYSO:Xildhibaanka Dadaab oo cambaareeyay weerar ay ku dhinteen saraakiisha keydka

0
272

Mudanaha laga soo doortay deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa Maxamad Daahiye Ducaale ayaa cambaareeyay weerar ay ku dhinteen 4 ka mid ah booliska keydka ee KPR-ta ee deegaankaasi.
Xildhibaanka deegaanka Dadaab oo ay la socdeen xubno ka tirsan laamaha ammaanka ayaa shir jaraa’id ay ku qabteen xafiiska guddoomiyaha ee magaalada Liboi ayaa tacsi u diray qoysaskii ay saraakiishaasi ka baxeen