DHAGEYSO:Mid ka mid ah aqoonyahanada soomaaliyeed ee Nairobi oo ka hadlay go’aanadii shalay ka soo baxay shirka wadatashiga

0
783

Waxaa shalay loo soo gabagabeeyay shirkii golaha wadatashiga qaran ee Soomaaliya, iyadoo laga soo saaray go’aano heshiis ay ku yihiin madaxda golahaasi ka qayb gashay.
Haddaba, wakiil wareedka warbaahinta Star ee caasimadda dalka ee Nairobi Yuusuf Muxumad Cali Gaas ayaa wax ka weydiiyay Cabdinuur Xasan Dhiire oo ka mid ah aqoonyahanada soomaaliyeed ee ku nool magaladda Nairobi, sida go’aanadii la soo saaray loo hirgelin karo