DHAGEYSO:Iskuduwaha ammaanka ee waqooyi bari oo sheegay in Al-shabaab iyo cidii taageerta ay si isku mid ah ula dhaqmayaan

0
423

Iskuduwaha ammaanka ee gobolka waqooyi bari Nicodemus Ndalana ayaa ka hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin xuduudda xiran ee Kenya iyo Soomaaliya sidoo kale burcadnimo ka billaabatay qeybo ka mid ah deegaanka Dadaab.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan ka soo diray Dadaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here