Barasaabka Ismaamulka Mombasa Cali Xasan Joho ayaa bulshada dowlad deegaankaaasi xalay kala qayb galay munaasabad lagu soo dhaweynayay sanadka cusub ee 2022-ka, sida uu kusoo warramayaa wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan