DHAGEYSO:Guddoomiye xaafadeedka ugu da’da yar dalka oo lagu caleema saaray Wajeer

0
384

Tuulada Jigjiga oo hoos tagto deegaan baarlamaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer ayaa muddo afar sano ah ka dib yeelatay guddoomiye iyadoo xilkaasi uu qabtay qof dhallinyaro ah.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa dhameystiraya