DHAGEYSO:Dadka ka ganacsada xool Magaalada Garissa oo ka cabanaya canshuurta lagu soo rogay

0
439

Dadka Xoolaha ka Ganacsada Suuqa Xoolaha ee Magalada Garissa ayaa ka Cawanataan Canshuur Badan ay Sheegen in Dowllada ay ku soo rogtay . Sido kale shacaabkan ayaa Dowllada ka Codsadeen inay Dib uga Labato Canshuurtan.