Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa mar kale weerar kulul oo dhanka afka ah ku qaaday dadka ay siyaasadda isku hayaan oo uu sheegay in ay kenyaanka ku khiyaameeyaan ballanqaadyo been abuur ah.
Mr. Odinga ayaa dhanka kale sheegay in dhawaan kenyaanka ay heli doonaan iyadoo tifaftiran ololihiisa hiigsiga mideynta bulshada ee loo yaqaano Azimio La Umoja.