Wararka Kenya DHAGEYSO:Culimada Dadaab oo lagu wareejiyay agabka qubuurta lagu qodo By star - December 24, 2021 0 543 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Qaar ka mid ah dhallinyarada deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa qalabka qubuurta lagu qodo ku wareejiyay culimada iyo guddiga qubuuraha ee magaalada Dadaab sida uu ku soo warramayo Maxamad Baaruud Xuseen https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/12/Baaruud-Dadaab-7.mp3