Agaasiamaha guud ee waaxda caafimadka ee ismaamulka Garissa Xasan Canshur ayaa dadwayanaha ku nool ismamulkaasi ugu baaqay inay qaataan talaalka ka hortaga ee cudurka Coronavirus.
Canshhur ayaa xusay inay aad u hooseysa tirada dadka qaatay talaalka COVID 19 ee ku nool ismaamulka Garissa.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Tirada dadka qaatay tallaalka Covid-19 ee ismaamulka Garissa oo aad u hooseyso