DHAGEYSO:Dawladda Wajeer oo bixisay 40 milyan oo ah lacagaha waxbarashada

0
367

Dowladada hoose ismaamulka wajeer ayaa maanta bixisay 40 milyan oo ah lacagaha waxbarasha taasoo loogu tala galay aryada saboolka ah.
Abdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan inoo haya.