DHAGEYSO:Mombasa oo maanta laga xusay wacyigelinta xadgudubka dumarka

0
313

Iyadoo Maanta magaalada Mombasa laga xusayay 25 Nov, 16-ka Maalmood ee wacyi galinta xadgudubka dumarka ka dhanka ah, waxaana loogu baaqay odayaasha dhaqanka culumaau’diinka Waqooyi bari in ay si wada jir ah uga hor tagaan in dumarka gobolkasi ku nool xuquudooda la garab marsiiyo hadii lagu xadgudbo.
Maxamed Bootaan ayaa dhameystiraya.