Lix iyo toban maalmood oo wacyigalin la xiriirta ka hortaga tacadiyada dhanka jinsiyada ah ayaa ka bilaabatay ismaamulka Garissa .
Wacyigalinta oo ah mid guud ahaan caalamka ka soconaysa ayaa waxaa faah faahinaysa Saynab Cabdi oo ah wasiirka arrimaha bulshada ee ismaamulka Garissa.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ismaamulka Garissa oo laga bilaabay wacyigalin la xiriirta ka hortaga...