Waxaa laga dayrinaya nolasha hooyo wayeel ah oo ku xanuunsan xerada qaxootiga ee Xagardheer.
Ehelkeeda ayaa muslimiinta ka codsaday inay soo caawiyaan.
Maxamad Baaruud Xuseen oo booqday qoyskan ayaa warbixintan ka diyaariyay
Si loo caawiyo dhibanaha waxaa lagala xiriiri karaa nambarka gabadheeda oo ah +254704157898