DHAGEYSO:Guddoomiye ku xigeenka Isiolo oo ka hadlay dhaqdhaqaaqa UPYA

0
687

Barasaab ku xigeenka ismaamulka Isiolo Dr. Cabdi Ciise ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqa cusub ee UPYA ee bilooyin ka hor shaaciyeen qaar ka mid ah madaxda xoolo dhaqatada.
Waxaa uu dhanka kale ku baaqay in la midoobo, si loo caawiyo dadka xoola dhaqatada ah