Wararka Kenya DHAGEYSO:Abaarta Garissa oo saameysay waxbarashada By star - November 11, 2021 0 497 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Abaarta daba dheeratay ee ka jirta gobolka Waqoyi Bari ayaa saamayn wayn ku yeelatay tacliinta. Waxaa arrintan warbaahinta Star faahfaahin ka siiyay xoghayaha ururka qaran ee macallimiinta dalka laantiisa Garissa Cabdirisaaq Xuseen https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/11/Xoghayaha-macaliminta-Garissa.mp3