DHAGEYSO:Waalidiinta oo loogu baaqay inay macallimiinta kala shaqeyaan tacliinta carruurtooda

0
755

Iyadoo toddobaadyadii ugu dambeeyay ay isa soo tarayeen dhacdooyinka lagu gubayo dugsiyada dalka ayaa waxaa waalidiinta loo soo jeediyay inay kaashadaan macallimiinta oo ay si dhow ula socdaan howlaha waxbarashada ee carruurtooda.
Yuusuf Gaas ayaa faahfaahinaya