Dowladda ismaamulka Garissa ayaa qeybo badan oo ka mid ah deegaanka Dadaab ka waddo biyo dhaamin loogu gargaarayo shacabka ku nool tuulooyinka aan ceelasha lahayn iyo dadka ay abaartu saameysay .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warkan ka soo diray Dadaab