Magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan duco ah oo ay yeesheen mid ka mid ah beelaha waqooyi bari iyadoona uu shirkaasi goob joog ka ahaa barasaabkii hore ee ismaamulka Wajeer Axmad Cabdullahi.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya