DHAGEYSO:Roob doon maanta laga sameynaya guud ahaan dalka

0
454

Ka dib markii ay sii xumaatay abaarta ku dhufatay qaybo ka mid ah dalka taasoo sababtay culeys dhanka nolosha ah ayay culimada muslimiinta ee dalkani Kenya ku heshiiyeen in maanta la sameeyo roob doon qaran oo Alle bari ah.
Sheekh Axmad Xasan Mursal oo loo yaqaano Sheekh Axmad Suudaan kana mid ah culimada Mandera ayaa arrinkan ka hadlay isagoo shacabka ugu baaqay inay si wayn ugu soo baxaan roob doonka