DHAGEYSO:Xildhibaanka Dadaab oo ka hadlay xiritaanka xeryaha qaxootiga

0
600

Xildhibaanka deegaanka Dadaab ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xiritaanka xeryaha ,dadka faraha qaxootiga ku jira iyo tacliinta deegankaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya.