Cabdiya Cabdiraxmaan Muumin waa hooyo wiil ay dhashay oo 13 sano jir ah sidoo kalena aabihii uu dhintay uu ka xanuunsan yahay.
Waxay ka soo safartay magaalada Bangal ee ismaamulka Tana River iyadoo maanta noogu timid xarunta idaacadda ee Nairobi.
Waxaa walaac joogto ah ku haya xanuunka wiilkeeda oo ay dhaqaale ahaan u tag wayday sidaas awgeedna ay bulshada muslimiinta ah ka codsanayso inay ka caawiyaan qarashaadka caafimaad ee ku baxaya wax ka qabashada xanuunka uga dhacay dhanka dhimirka.
Cidii dooneyso inay caawiso fadlan kala xiriir nambark ah +254703386069