Qaramada midoobay oo sheegtay in 20,000 oo qaxooti ah lagu la’yahay gobolka Tigray

0
819

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegtay in ilaa 20,000 oo ah qaxooti ku noolaa xerooyin ku yaalla gobolka waqooyi ee Tigray ee dalka Itoobiya aan meel lagu sheegi karin.
Bishii 11-aad ee sanadkii hore ayay ahayd markii xerooyinkan lagu burburiyay dagaal u dhexeyay ciidamada dowladda federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF.
Qaxootigan ayaa u badan haween dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka Itoobiya dariska la ah ee Eritrea.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here