Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DEG DEG:Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

DEG DEG:Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

Qarax xooggan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan qaraxa.
Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay Huteel Afriilk oo ku yaalla Waddada aadda garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde waxaana uu ka dhacay sida goobjoogayaal ay inoo sheegeen bar lagu hubiyo gaadiidka, waxaana la sheegay in goobta qaraxu ka dhacay ay aad u u mashquul badnayd.
Rasaas xooggan ayaa laga maqlayaan goobta qaraxu ka dhacay, lamana oga khsaaraha ka dhashay Qaraxa.
wixii kasoo kordha halkaan kala soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments