Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee gobolka Gedo

DHAGEYSO:Taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya oo kormeeray fariisimaha ciidanka ee gobolka Gedo

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo kormeer ku sameeyey fariisimaha Ciidamada Xoogga ee duleedka degmada Beled-xaawo ayaa mar kale dowladda Jabuuti ku eedeeyay inaysan ka run ka sheegin xaqiiqada ka jirta Xaduudka u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya isagoo sidoo kale dowladda Kenya ku eedeeyey inay hayso Jabhad uu sheegay inay soo weerrarto gobolka Gedo iyo degmada BeledXaawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments