Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Xaaladaha COVID-19 ee Brazil oo kor u dhaafay 9 milyan

Xaaladaha COVID-19 ee Brazil oo kor u dhaafay 9 milyan

Gudaha dalka Brazil waxaa ilaa iyo hadda laga diiwaangeliyay kiisaska caabuqa corona oo ah ugu yaraan 9 milyan.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo dhanka kale in ka badan 1 milyan oo wadankaas ku nool la siiyay tallaalka ka dhanka ah fayraska.
Dhanka kale shirkadda Novavax ee ku taalla Maraykanka ayaa sheegtay in tallaalkeeda uu yahay mid boqolkiiba 89 waxtar leh.
Guud ahaan caalamka waxaa cudurka COVID-19 u dhintay in ka badan 2 milyan oo qof halka ku dhawaad 101 milyan oo xaaladood la xaqiijiyay sida laga soo xigtay Jaamacadda Johns Hopkins University oo si dhow ula socoto cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments