DHAGEYSO:Xildhibaanada Jubbaland oo sheegay inay sida habboon u soo xusheen xubnaha aqalka sare

0
368

Qaar ka mid ah xildhibanada maamul goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay qaabkii ay ku soo xusheen dhawaan qaar kamid ah xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya oo lagu soo xushay magaalada Kismaayo.
Waxay shaaca ka qaadeen in habraac wanagsan ay u mareen arrinkaas.
Mas’uuliyiinta oo la hadlay warbaahinta Star ayaa iska fogeeyay inay wax ku soo doorteen qaab qaldan waxayna sheegeen inay soo xusheen dadkii u qalmay sida ay hadalka u dhigeen