Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maamulka gobolka Gedo oo faahfaahin ka bixiyay booqashada ay gobolkaas ku tageen...

DHAGEYSO:Maamulka gobolka Gedo oo faahfaahin ka bixiyay booqashada ay gobolkaas ku tageen mas’uuliyiin dowladda dhexe ka tirsan

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Ayaa Wuxuu faahfaahin kabixiyay booqashadii wafdiga wasiirada ahaa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka socday kuwaas oo shalay gaaray gobolka Gedo si ay u soo indha indheeyaan xaaaladda ka jirta gobolkaas iyo saamaynta Shacabka ka soo gaartay dagaalkii 25 bishaan ka dhacay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.
Gudoomiyaha gobolka gedo ayaa dagaalkii ka dhacay Beledxaawo ku eedeeyya dowladda Kenya walow Kenya ay arrinkaas gaashaanka u daruurtay.

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa dhankiisa wuxuu sheegay inay sharciga horgeenayaan qofkasta oo qayb ku lahaa dhibaatadii ka dhacday degmada Beledxaawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments