Turkiga iyo dhinacyada Afghanistan oo wada hadlaya

0
752

Dowladda Turkiga ayaa guda gashay wada- hadallo ay la yeelanayso dhinacyada isku haya maamulka dalka Afghanistan.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa xaqiijiyay in kooxda Taalibaan ay qayb ka tahay wada xaajoodka.
Waxaa uu sheegay in la dhageysanaya aragtida dhinac kasta si xal looga gaaro caqabadda taagan ee dhanka hoggaanka ka dib duullaankii Taalibaan ay ku qaaday wadankaasi.