Ruushka oo laga xaqiijiyay in ka badan 22 kun oo ah xaaladaha cusub ee COVID19

0
384

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Ruushka ayaa shaacisay in ay xaqiijisay in ka badan 22,277 oo ah xaaladaha cusub ee caabuqa corona.
Tirada guud ee kiisaska COVID19 ee dalkaasi ayaa hadda ah
6,557,068.
Sidoo kale 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay waxaa gudaha Ruushka xanuunka ugu dhintay 815 qof .
Dhimashada guud ee ka dhalatay COVID19 ee Ruushka oo ah 168,864 .