Ururka Qareenada Muslimiinta dalkani Kenya ayaa cambaareeyay xaaladaha ka dhax aloolsan ururka qareenada ee LSK waxaa ayna ugu baaqayaan inay xaalada dajiyaan.
Hadalkooda ayaa imaanaya iyada oo ay maalmo ka hor muuqaalo la baahiyay muujinaya in xafiiska LSK uu ka dhacay dagaal iyaga dhexdooda ah.