DHAGEYSO:Cali Ibrahim Roba oo goobjoog ka ahaa caleema saarka ugaaska beesha Kalwina

0
585

Mas’uulyiinta dowlad deegaanka mandera oo uu ugu horeeyo barasaabka ismamaulkaas Ali Ibrahim Roba ayaa maanta Nairobi uga qeyb galay caleema saarka ugaaska beelweynta Kalwina ugaas Aden Ibrahim.
Abdi Aden Giro oo loo yaqaana Hon Mayor ahna gudoomiyaha nabadgalyada ceelwaaq ismaamulka Mandera ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay xilka loo dhiibay ugaas Aden Ibrahim isagoona ugu baaqay bulshada inay la shaqeeyaan ugaaska.