Gudoomiyaha New York ee dalka Maraykanka oo xilkiisa iskacasilay

0
360

Barasaabka New York Andrew Cuomo ayaa xilkiisa iska casilay kadib markii baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday inuu faraxumeeyay 11 haween ah.
Mudooyiinkii la soo dhaafay waxaa lagu hayay cadaadis xoogan oo uu xilka uga dagayo.
Waxaana cadaadiskan ku hayay xildhibaannada Dimuqraadiga ah iyo Madaxweyne Joe Biden.
Mr Cuomo ayaa jagadan uu iska casilay hayay tan iyo sanadkii 2011-kii.