Wararka Kenya DHAGEYSO:Mudanihii hore ee Balambala oo ka hadlay qorshihiisa siyaasadeed By star - August 8, 2021 0 431 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Cabdiqaadir Cumar oo ah xildhibaan ka tirsan golaha xeer dejinta ee bariga Afrika ee loo soo gaabiyo EALA ayaa faahfaahin ka bixiyay siyaasadiisa ku aaddan sanadka 2022-ka isagoo si wayn uga hadlay waxyaabihii dhacay sanadkii 2017-kii . https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2021/08/Xildhibaanka-EALA-Cabdiqaadir-Cumar.mp3