DHAGEYSO:Mashruuc ka dhan ah keydinta biyaha oo laga bilaabay Fafi

0
425

Dowlada ayaa iyadoo adeegsanysa Haayadaha horumarinta xeebta ee CDA waxay ka bilowday deegaanka faafi mashruuc kaydinta biyaha si looga hor tago biyo la’aanta xiliga abaaraha oo ay ku baxayso 142 million oo shilling
Wariyaheen Mombasa Mohamed Cabdi Bootaan ayaa warbixintan inoo sii dhamaystraya.