DHAGEYSO:Naafada degmada Khalaaliyow ee Mandera oo codsanaya in qandaraasyo la siiyo

0
485

Qaar ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qabo ee ku nool degmada khalaaliyow oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka bariga ismaamulka Mandera ayaa hoggaamiyaasha ay soo doorteen ugu baaqay inay qayb ka siiyaan qandaraasyada la bixiyo ee dhanka mashaariicda horumarineed
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinaya

Audio Player