In ka badan afar kun oo qof oo ka bogsatay COVID 19 Kenya

0
402

Tirada kiisaska COVID-19 ee dalka ayaa sii kordhaysa iyada maanta la diiwangaliyay kiisas dhan 1,571 ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dhecaan dhan 9,065.
Wasaaradda Caafimaadka, ayaa bayaan ay soo saartay Khamiista, maanta ah waxay ku sheegtay in wadarta guud ee la xaqiijiyey Corona ee dalka ay hadda yihiin 208,262
24-kii saac aynu soo dhaafnay 32 qof ayaa u geeriyooday xanuunka ,tan ayaa dhimashada guud ka dhigaysa 4,057.
Halka 4,497 bukaan ah ay ka soo kabsadeen Viruska bogsashada guud ayaa maraysa 195,685
Nairobi 605, Kiambu 187, Mombasa 101, Nakuru 82, Nyeri 77, Kilifi 51, Kirinyaga 50, Uasin Gishu 43, Kajiado 39, Busia 35, Nyandarua 34, Murang’a 33, Homa Bay 27, Makueni 25, Garissa 18, Meru 17, Embu 15, Machakos 13, Laikipia 10, Kericho 10, Baringo 9, Turkana 7, Bomet 7, Kitui 6, Bungoma 6, Siaya 6, Kisumu 5, Narok 4, Taita Taveta 4, Isiolo 3, Kakamega 3, Migori 3, Nandi 2, Tharaka Nithi 2, West Pokot 2, Elgeyo Marakwet 1, Kisiii 1, Tana River 1 and Kwale 1.