DHAGEYSO:Xildhibaanada iyo senatarrada ka tirsan UDA oo ku kulmay Nairobi

0
511

Waxaa maanta xaafadda Karen ee magaalada Nairobi kulan ku yeeshay xildhibaano iyo senataro tiro ahaan dhan 135 oo ka tirsan xisbiga UDA.
Sidoo kale waxaa kulankaasi ka qayb galay barasaabyada ismaamullada Turkana iyo Nandi ee kala ah Josphat Nanok iyo Stephen Sang.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorshaha siyaasadeed ee xisbigan iyo xeeladda uu adeegsanaya ee kobcinta dhaqaalaha wadanka.
Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo shirkaasi ka dib warbaahinta faahfaahin ka siiyay qorshaha ah in kobcinta dhaqaalaha laga soo billaabo meel hoose ayaa yiri .

Dhanka kale William Ruto oo la weydiiyay sababta hadii uunan ugu qanacsanayn ka mid ahaanshaha xisbiga Jubilee uunan weli uga bixin ayaa ku jawaabay.