DHAGEYSO:Dhalinyaro isku xilqaantay wacyi galinta muqaadaraadka Dadab

0
475

Magalada dadaab ayaa waxaa ka jira urur dhalinyaro ah oo isku xilqamay inay dhalinyarada kale ka wacyi galiyaan isticmalka muqaradka iyo dhaqamada aan wanaagsanen ururkan oo lagu magacaabo Badbaado ayaa ah koox kubada cagta oo dhalinyarada uqabata tartamo ciyareed qaar ka mid ah dhalinyaradan ayaa la hadlay warbahinta star.