Labada Kuuriya oo wanaajinaya xiriirkooda

0
556

Dowladaha Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa lagu soo warramayaa inay dib isugu fureen khadadkii tooska ahaa ee ay ku wada xiriiri jireen.
Sanad ka hor ayay ahayd markii xukuumadda Pyongyang ay hoos u dhigtay xiriirka kala dhexeya Seoul.
Bayaan ka soo baxay madaxtooyada Kuuriyada Koonfureed ayaa lagu sheegay in hoggaamiyaasha wadamadan ee kala ah Kim Jong-un iyo Moon Jae-in ay wadaan dadaallo dib loogu cusbooneysiinaya cilaaqaadka dalalkooda.
Moon Jae-in