In ka badan 15 qof oo ku dhimatay dhul go’o saameeyay India

0
348

Ugu yaraan 15 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen magaalada Mumbai ee wadanka India.
Tani ayaa timid ka dib markii uu dhul go’o ka dhashay roobab culus oo halkaasi ka da’ay.
Wararka ayaa intaa ku daraya inay burbureen guriyaha labo ka mid ah xaafadaha magaladaasi.