Vietnam oo soo saaraysa xayiraad dhanka isku socodka ah

0
398

Dowladda Vietnam ayaa sheegtay in laga billaabo maanta ay xayiraad dhanka dhaqdhaqaaqa ah oo jiraysa 14 cisho ay ku soo rogi doonto magaalada Mekong Delta.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo Vietnam ay la daala dhacayso saameyntii ugu darnayd ee cudurka faafaya ee COVID19.