DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Wajeer oo ka hadashay caqabadaha dhanka aqoonsiga dalka

0
486

Wakiilka dumarka ee ismaamulka Wajeer Fatuma Geedi Cali ayaa sheegtay in wasaaradda arrimaha gudaha ay codsatay ku dhawaad labo bilood si dadka kenyaanka ah looga saaro hannaanka hay’adda qaxootiga ee UNHCR
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya