Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Kimilili ee ismaamulka Bungoma ee galbeedka dalka Didmus Barasa ayaa ka hadlay mushaaraadka aan laga bixinin dowlad deegaankiisa.
Waxaa uu sheegay in shaqaalaha ka howlgala ismaamulkaasi aanan la siiniin mushaarkoodi.
Waxaa uu xusay in barasaabka dowlad deegaanka Bungoma Wycliffe Wangamati u mushaaradkii shaqaalaha u adeegsaday qandaraasyo aan loo baahneyn islamarkaana dani ugu jirin shacabka ismaamulkaasi.
Mar uu arrimahan ka hadlayay ayuu mudanaha deegaan baarlamaneedka Kimilili yiri
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Kimilili oo sheegay in shaqaalaha ismaamulka Bungoma mushaaradkooda loo adeegsado qandaraasyo