Qoys ku nool ismaamulka Bungoma oo dalbanaya cadaalad

0
584

Nin ku nool tuulada Sikhendu oo ku taal duleedka magaalada Kimilili ee ismaamulka Bungoma ayaa raadinaya cadaalad kadib markii xaaskiisa uu ku dhacay baabuur ay leeyihiin ciidamada booliska dalka .
Margaret Nabudwa, ii ah haweebaydii uu jiiray gaarika booliska ayaa wax ku iibsanaysay agagaarka saldhiga booliska ee Kimilili.
Askarigii kaxaynayay baabuurka ayaa la shegay inuu lumiyay xakameynta gaarika taas oo keentay inuu mariyo hooyada.
Hooyada 59 jir ah ayaa waxaa ay ifka kaga tagtay afar carruurah.
Carruurteeda ayaa hadda dalbnaya inay cadaalada ka helaan dowladda dalka.
Sarkalakii waday gaarika ayaa isagana la dhigay isbitaalka ka dib markii uu soo gaaray dhaawac.